Deprecated: Required parameter $disabled_text follows optional parameter $value in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php on line 3181 Deprecated: Required parameter $form follows optional parameter $name in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/fields/class-gf-field-date.php on line 600 Deprecated: Required parameter $field follows optional parameter $address in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms2checkout/class-gf-2checkout.php on line 1141 Deprecated: Required parameter $bulk_actions follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $action_links follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $column_value_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $no_items_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $message_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $addon_class follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 614 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 622 Billaabista lekshjelp – SVF

Mer info om vårt nyhet om Korona

Billaabista lekshjelp

Asc walaalayaal.

Sidaad la socoteen waxaan ku maqnayn inaan idiin soo sheegno maalinta iyo saacadda uu billaabanaayo Lekshjelp ga. Xoogaa waan lasoo daahnay, sababo la xiriira xaaladda Korona ha iyo arimo farsamo.

Waxaan la xiriirnay waalidkasta oo idinka mid ah, waxaan dhageysanay qof waliba baahidiisa gaarka ah. si aan u wada guuleysanno, waxaa qasab nagu wada ah, in qof waliba uu ka tanaasulo qeyb baahidiisa kamid ah.

Sidaas darteed, guddiga jaaliyadda markay dhageysteen baahidiina, sidaan ayay wax usoo qorsheeyeen.

Lekshejlp ga wuxuu billaabanayaa

Helga ha soo socda taariikdu tahay 08-01.2022 saacadda kl 12:00 illaa kl 15:00

Helga soo socda waxaan ku billaabaynaa fasallada 6’aad illaa 9’aad (4 fassal).

Fassallada 10’aad, 1’aad, 2’aad illaa 3’aad, dib ayaan u dhignay, waqtiga gadaal ayaan kasoo sheegaynaa.

Lacagta halkii arday uu bixinaayo waa 300 Kr. Iyo lacagta medlem ka qoyska oo ah 300 Kr.

Tusaale ahaan  hadii aad labo cunug wadatid, waxaad bixinaysaa

2 X 300 kr = 600 kr + 300 kr oo medlem ka ah, lacagta guud ee lagaa rabo waa 900 kr.

Kontonummer: 1594 45 63 285

NB

Lacagta medlem ka, waa lacag bisha koowaad kaliya la bixinaayo. Oo sanadkii halmar ah. Waalidkii horey u bixiyay lagama rabo markale.

Lacag bixinta waxaad haysataa, inaad ku bixisid inta u dhaxeysa, maantay illaa maalinta Axadda oo ku beegan 09-01-2022.

Qorshaha helga koowaad waa sidan.

  • 30 daqiiqo oo furitaanka barnaamijka iyo isbarasho caruurta ah
  • Waraaqo qiimeyn ah oo caruurta loo qeybin doono, oo ay buuxin doonaan.
  • Maalintaas inta ka dhiman iyo maalinta ku xigta waxaa noo sii soconaayo Leksehjelp,
  • Helga ha koowaad ma jiri doono barnaamijkii dhisidda caruurta, Helga ha labaad ayuu billaaban doonaa insha’allaah.

Ugu danbeyn waxaa markale idinka codsanaynaa oo idin xasuusinaynaa, inaad ilaalisaan waqtiga aan ku ballanay lacag bixinta, iyo waqtiga lekshjelp ga.

Waxaan inoo rajeenaynaa in guul noogu billowdo, nooguna dhammaado insha’allaah.