Deprecated: Required parameter $disabled_text follows optional parameter $value in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php on line 3181 Deprecated: Required parameter $form follows optional parameter $name in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/fields/class-gf-field-date.php on line 600 Deprecated: Required parameter $field follows optional parameter $address in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms2checkout/class-gf-2checkout.php on line 1141 Deprecated: Required parameter $bulk_actions follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $action_links follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $column_value_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $no_items_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $message_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $addon_class follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 621 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 629 Ciidsiinta Caruurta 2025 – SVF

Mer info om vårt nyhet om Korona

Ciidsiinta Caruurta 2025

Startdato: 30. mars 2025
Sluttdato: 6. april 2025
Tid: 10:00 - 19:00
Sted: Alvimveien 61, 1722 Sarpsborg
Aktivitet

Asc reer Fredrikstad

Fadlan intaadan wax soo buuxbuuxin, akhri oo faham, qoraalka hoose oo dhan.

Markale iyo sanadkaan, Jaaliyadda Fredrikstad waxay qabanaysaa barnaamijka ciidsiinta caruurta iyo dhalinyarada.

Sanadkaan Jaaliyada Fredrikstad waxay ciidsiinaysaa 100 caruur ah, waxay ku ciidi doonaan Funplays ama loo yaqaan Eventyrfabrikken, oo ku taalla Sarpsborg.

Funplays waxaa soo codsan kara caruurta da’dooda ay u dhaxeyso 1 illaa 14 jir.

Shuruudaha ka qeybgalayaasha lagu xulanaayo.

  • Inaad degantahay Magaalada Fredrikstad ama magaaloyinka deriska la’ah
  • Inaad medlem /Xubin ka tahay Jaaliyada SVF, bixisayna medlemskap ka-
  • Hadii aadan medlem/xubin ahayn, waxaa kaa jaanis badan qofka medlemka ah.
  • Hadii aadan wali bixin medlemskap ka, waxaan kugu dhiiri gelinaynaa inaad is diiwaan gelisid lana baxdid medlemskap. Riix button ka hoose ee ku qoran Medlem cusub.
  • Sida loosoo kala hor codsaday ayaa loo kala xaq leeyahay.
  • Medlem ka Jaaliyadda waxaa kusoo diri kartaa
    Vipps Nr: 24454 AMA
    Konto Nr: 1594 45 63285
    Medlemskap: 300 kr qoyska oo dhan sanadkii

Waxaan kaa codsaneynaa fariinteena inaad lasii wadaagtid asxaabtaada aan ka warheynin barnaamijkaan ee ka qeyb gali kara.

Hadii aad tahay medlem la baxay medlemskap ka, waxaad iska diiwaan gelisaa xagga sare, bidix. meesha ay ku qoran tahay taariikhda, waqtiga iyo goobta, riix meesha ay ku qoran tahay Isdiiwaan geli Ama waxaad riixdaa bottom ka hoose ee ku qoran Isdiiwaan Geli

Isdiiwaan gelinta waxay ku egtahay maalinta Arbacada ah oo ku beegan 26/03/2025 saacadda kl 18:00
Fadlan waqtiga soo buuxinta waa 4 berri kaliya, hadda soo buuxi, waqti kuuma harsana.

FG.
Fadlan iska hubi inaa dirtay codsigaaga, hadii codsigaaga uu nasoo gaaray waxaa kuu soo baxaysa qoraal sidaan u qoran Takk, vi sender deg nærmere info.

Wixii Su’aal ah kala soo xiriir

  1. Mohamed Cirfe 46724307
  2. Said Shariif: 97368850

Mahadsanidiin
Jaaliyada Fredrikstad