Mer info om vårt nyhet om Korona

CIIDSIINTA CARUURTA

Dato: 31. juli 2020

Tid: 09:00-19:00

Sted: Fredrikstad iyo Sarpsborg

Jaaliyada Fredrikstad waxay farxadda ciida ah la qeybsanaysaa caruurta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Fredrikstad.

Maalinta Ciida ah Jaaliyada waxay ciidsiinaysaa 150 caruur ah oo wiilal iyo gabdho ah, waxay ka bixinaysaa ticket (billet) free ah oo lagu galo Leo’s Lekeland iyo Eventyrfabrikken. Waxaan ugu tala galnay in maalinta ciida farxadda la qeybsano caruurta iyo qoysaska Soomaaliyeed.

Hadii aad tahay waalid caruur u joogaan, degan magaalada Fredrikstad, waxaan ku leenahay kusoo dhawoow inaa ka soo qeyb gashid barnaamijka ciidsiinta caruurta.

Shuruudaha ka qeybgalayaasha lagu xulanaayo.

  • Inaad degantahay Magaalada Fredrikstad
  • Caruurta da’dooda inay u dhaxeeyaan 1-14 sano jir
  • Inaad medlem /Xubin ka tahay Jaaliyada SVF, bixisayna medlemskap ka-
  • Hadii aadan medlem/xubin ahayn, waxaa kaa jaanis badan qofka medlemka ah.
  • Hadii aadan wali bixin medlemskap ka, waxaan kugu dhiiri gelinaynaa inaad is diiwaan gelisid lana baxdid medlemskap. button ka hoose riix.

Waxaan kaa codsaneynaa fariinteena inaad lasii wadaagtid asxaabtaada aan ka warheyn barnaamijkaan ee ka qeyb gali kara.

Hadii aad tahay medlem la baxay medlemskap ka, waxaad iska diiwaan gelisaa xagga sare, bidix. meesha ay ku qoran tahay taariikhda, waqtiga iyo goobta, riix meesha ay ku qoran tahay Isdiiwaan geli

Isdiiwaan gelinta waxay ku egtahay 10/07/2020

Wixii Su’aal ah kala soo xiriir

  1. Mohamed Cirfe 46724307
  2. Mohamed Ilmi 41321841

Ama halkaan Fariin noogu reeb

Mahadsanidiin

Jaaliyada SVF Fredrikstad