Deprecated: Required parameter $disabled_text follows optional parameter $value in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php on line 3181 Deprecated: Required parameter $form follows optional parameter $name in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/fields/class-gf-field-date.php on line 600 Deprecated: Required parameter $field follows optional parameter $address in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms2checkout/class-gf-2checkout.php on line 1141 Deprecated: Required parameter $bulk_actions follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $action_links follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $column_value_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $no_items_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $message_callback follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Deprecated: Required parameter $addon_class follows optional parameter $columns in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/includes/addon/class-gf-feed-addon.php on line 2106 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 614 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/gravityforms/common.php:3181) in /customers/8/5/0/svfo.no/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 622 Dalxiis gaaban (Hyttetur) – SVF

Mer info om vårt nyhet om Korona

Dalxiis gaaban (Hyttetur)

Asc Bulsho

Jaaliyadda Fredrikstad waxay idiin soo diyaarisay dalxiis gaaban, oo ay ugu tala gashay dhalinyarada da’dooda u dhaxeyso 12 illaa 16 jir, waa barnaamij dhalinyarada ay soo dhixi doonaan labo habeen iyo labo maalin.

Barnaamijka wuxuu ka koobnaan doonnaa, ciyaaro kala duwan, oo madan daalo ah, barashada dhaqankeena iyo diinteenna, safarka waxaa nagu wehelin doona labo sheekh oo reer Fredrikstad ah, oo la kala dhaho, Sheekh Abdirshiid, iyo Sheekh Abdirahman, iyo sidoo kale tiro yar oo waalidiin ah oo idinka mid ah, oo inay na caawiyaan aan aan ka rabno.

Dalxiis kaan gaaban, waxaan dhalinyarada u kaxeyn doonnaa hytte ku taalla Engelsviken, waxaan ugu tala galnay, inay ka faa’ideystaan caruurta aan sanadkaan fasaxa aadin, inay u noqoto Dalxiis, waxaan rajeenaynaa, in jir ahaan iyo maskax ahaan ba u soo faa’ideystaan.

Dalxiiskaan gaaban waxaan ugu tala galnay inay ka faa’ideystaan wiilasha oo kaliya, sidoo kale gabdhahana markooda waan usoo wadnaa, barnaamijkaan oo kale, insha’allaah.

Tirada ka qayb galaysa waa 20 dhalinyaro ah, waa tiro aad u yar, marka yaan lagaa hormarin, sidoo kale qofka medlemka sanadle-ha ah bixiyayna, wuxuu leeyahay mudnaanta koowaad.

Maalinta dalxiiska loo baxaayo waxay ku beegan tahay, 01 July illaa 03 July 2022, Jimcaha soo socda galabkii kl 17:00 ayaa laga baxayaa Fredrikstad, waxaa lasoo laabanayaa Axadda kl 16:00.

Waxaa jiri doona Bus ay soo kireyn doonto jaaliyadda, oo dhalinyarada lagu qaadi doono, laguna soo celin doono.

Wixii su’aal ah soo wac taleefanadaan.
Gudoomiye Mohamed Elmi: +47 413 21 841
Ahmed Yare: +47 481 87 374
Mohamed Cirfe: +47 467 24 307
Camaleeti: +47 401 73 251

Isdiiwaan gelinta waxay ku egtahay Arbacada soo socota, kl 00:00

Hadii aad si sax ah u soo buuxisay form ka, waxaa kuu soo bixi doona
» Mahadsanid, waad soo buuxisay. Waan kula soo xiriiri doonaa»

Yaan lagaa buuxin is diiwaan gelinta. Botomka hoose riix si aad isku diiwaan geliso.