Assalamu Alaykum Waalidiin.
Makuu joogaan arday dugsiga sare dhigata, ma leeyihiin imtixaanka afka-hooyo (Morsmål eksam), Jaaliyadda waxay idiin soo diyaarisay kurs afka Soomaaliga ah, oo loogu tala galay in lagu caawiyo, ardayda galaysa imtixaanka afka Soomaaliga.
Kurs ka waxaa la qaban doonaa Påskeferie ha (Asbuucaan), wuxuu socon doonaa sedex berri oo ka billaabanaysa Khamiista 17.04.2025 illaa Sabtida oo ku beegan 19.04.2025. Waqtiga fra kl 16:00 til 19:00.
Kurs ka waxaa bixin doona labo macalimiin oo Soomaali ah, oo kamid ah macalimiinta dhigta Afka Somaliga dugsiga sare.
Waxaan haynaa 30 boos, codsiga wuxuu ku egyahay maalinta Arbacada ah kl 12:00, oo ku beegan 16.04.2025.
Kurs ka wuxuu ka dhacayaa FRIS skole Adress: Nabbetorpveien 32, 1632 Fredrikstad
Fadlan waalid caruurtaada uga faa’idee fursaddaan, siina gaarsii waalidiinta kale ee u baahan.
Wixii su’aal ah lasoo xiriir
Saciid Shariif Tlf: 97368850