Mer info om vårt nyhet om Korona

Damaashaadka maalmaha Ciidda iyo 1-da Luulyo

Warbixinta wada akhriso fadlan.

Ciid wanaagsan reer Fredrikstad iyo nawaaxigeeda Somalida ku nool

Maalinta Sabtida ah oo ku beegan 29.06.2024 ka, waa maalintii weyned, waa dabbaal degga maalmaha Ciida, Xoriyadda iyo midnimada.

Barnaamijyo badan ayaan u sameynay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn. Sawirka hoose waxaa ka heli kartaa warbixin dheeri ah.

Halkee ka dhacayaa barnaamijka, goorma ayuu billaabanayaa iyo baskee ku keeni kara hadii aadan gaari wadanin?

Hadii aad gaari wadatid, isticmaal adress kaan hoose:
Goobta: Merkurveien 4, 1613 Fredrikstad. (waa dugsiga sare Frederik II Videregående skole gadaashiisa).
Waqtiga: Sabti, 29.06.2024, kl 15:00 illaa 19:00.

Haddii aad soo qaadaneysid Buss, Fredrikstad Sentrum waxaad kasoo qaadanaysaa Bus nr 7, ee ku qoran Amjørnrød mot Trosvikk. waxaa uga degaysaa Christianslund, Bensin stasjon ka agtiisa.

Taleefankaan soo wac, hadii aad weydo barnaamijka meesha uu ka dhacaayo 46724307

Buss Nr.Waqtiga / TidUga deg baska
Nr 7
Ambjørnrød
14:29, 14:59, 15:29, 15:59, 16:29, 16:59 ………Waxaa uga degaysaa
Christianslund

Vi håper dere har finstasen klar, snart braker det løs tidenes største sammentreff blant somaliere i Fredrikstad og omegn. Somalisk velferdsforening har for første gang sammenslått to store høytider og feiringer sammen. Familier slektning, nære, venner, Fredrikstads samfunnsborgere, og nær områder er hjertelig velkomne til å delta og skape tidens høytids fest sammen med SVF.
Dato: 29.06.2024
Sted: Markurveien 4, 1613
Klokkeslett: 15:00 til 19:00
For mer informasjon ta kontakt med arrangement ansvarlig:
Said Shariif: 97368850
Nasteeho Barre: 90280389