Mer info om vårt nyhet om Korona

Ciid lagu wada faraxsan yahay

Hambalyo, Ciid wanaagsan dhamaan intii nasiibka u yeelatay inay ka qeyb galaan barnaamijka ciidsiinta caruurta iyo dhalinyarada ee Jaaliyadda ay soo diyaarisay.

Waan ka cudur daaranaynaa, dhammaan dadkii soo codsaday inaan la gaari weyno billeter/Tigidho, inkabadan 200 oo qof baa soo codsatay, 80 qof baa boos u heli karnay. waxaan ku qasbaneyn, qoysaskii caruur badan soo diiwaan geliyay, qeyb inaan ka tagno.

Intii nasiib u heshay tigidhada, waxay berri imaan karaan goobta lagu tukanaayo ciidda Østfoldhallen Dikeveien 28, 1661 Rolvsøy kl 09:00 illaa kl 11:00

Waxaa diyaar idiin ah oo halkaas idinku sugaya

  1. Ahmed Yare Tell 48187374
  2. Mohamed Cirfe Tell 46724307
  3. Ahmed Hirsi Tell 95871528

Hadii aadan soo bixin medlem ka, halkaan hoose ayaad kusoo diri kartaa, Qoyska waa 300 kr sanadkii oo dhan.

Vipps Nr 24454

Konto Nr 15944563285