Mer info om vårt nyhet om Korona

Hyttetur for imorgen

Assalaamu calaykum walaalayaal.

Berri oo isniin ah waa maalintii aan aadeynay Hyttetur ka. waqtiga bixitaanka waa inta u dhaxeysa kl 14:00 illaa kl 15:00, waxaa lasoo laaban doonaa maalinta Arbacada ah, kl 11:00.

Goobta laga bixi doono waa sidaa ku ballanay waalidiinta aan soo wacnay.

Hyttetur ka waxaa kuugu diyaarsan
1. Goobtii aad seexan lahayd (Sariir, Joodari, Barkin iyo Buste)
2. Cunto kala duwan muddada aad joogtid

Waxaa horey usoo qaadanaysaa
1. Go’a sariirta la saaro.
2. Harqadda la gashado barkinta.
3. Marada bustaha la galiyo.
Fadlan hadii aad jadwalkaaga wax iska bedelaan, ama su’aal aad qabtid, soo wac taleefankaan: 46727307