Mer info om vårt nyhet om Korona

Hendelser

CIIDSIINTA CARUURTA

Startdato: 25. april 2022
Sluttdato: 29. april 2022
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Vestengveien 40, 1725 Sarpsborg
Jaaliyada Fredrikstad waxay farxadda ciida ah la qeybsanaysaa caruurta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Fredrikstad. Maalinta Ciida ah Jaaliyada waxay ciidsiinaysaa 100 caruur ah oo wiilal iyo gabdho ah, waxay ka bixinaysaa ticket (billet) free ah oo lagu galo Eventyrfabrikken. Waxaan ugu tala galnay in maalinta ciida farxadda la qeybsano caruurta iyo qoysaska Soomaaliyeed. Hadii aad […]

JOBBSØKERKURS

Dato: 26. mars 2022
Tid: 12:00 - 16:00
Sted: Nabbetorpveien 32, 1632 Gamle Fredrikstad
SVF tilbyr gratis jobbsøkerkurs for unge mellom 15 og 30 år. På kurset lærer duHvordan du skriver en god søknad og CV.Å bli mer bevisst på egen kompetanse, og hvordan du formidler denne til en arbeidsgiver.Hvordan du skal presentere deg på jobbintervju.Ulike rettigheter og plikter i arbeidslivet.Kurset er lagt opp som 4 timers workshop, hvor […]

Årets motivasjons seminar

Dato: 12. februar 2022
Tid: 16:00 - 21:00
Sted: Storgata 11, 1607 Fredrikstad
Del gjerne videre, hvis du kjenner noen som passer dette motivasjon. for mer informasjon se på bildet og norsk teksten nederst i under Somalisk teksten Jaaliyadda Fredrikstad waxay barnaamij usoo diyaarisay dhalinyarada billaabaysa dugsiga sare iyo kuwa billaabaya jaamacadaha. waa barnaamij ay marti inoogu yihiin dhalinyaro halkaan ku barbaaray, wax kusoo bartay, horumar ka sameeyay […]

SVF Sommeraktivitet 2021

Dato: 14. august 2021
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Merkurveien 4, 1613 Fredrikstad
Norsk oversettelse finner nederst i teksten . Madadaalada caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn ee waqtiga xagaaga (Sommer) Waxaan aad iyo aad ugu faraxsannahay inaan idinku soo dhaweyno, barnaamij furan, bannaanka lagu qabanaayo, oo madadaalo ah, oo aan ugu tala galnay caruurta iyo dhalinyarada iyo dadka waaweyn. Waa barnaamij ay kasoo qeyb geli karaan caruurta, da’ […]

SVF’s sosiale bowling og pizza kveld 2021

Startdato: 7. august 2021
Sluttdato: 8. august 2021
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Torsbekkveien 24, 1723 Sarpsborg
Aktivitet
Vi i SVF har gleden av å invitere våre unge medlemmer til en hyggelig bowling og pizza kveld. Vi kommer til å dele oss i grupper for å spille noen runder med bowling. Også skal vi komme oss til byen for å spise mat før hjemreise. Hensikten med dette sosiale kveld er første og fremste samhold og […]

Ciid lagu wada faraxsanyahay.

Startdato: 20. juli 2021
Sluttdato: 20. juli 2022
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Nygaardsgata 16, 1606 Fredrikstad
Aktivitet
Ugu dambeeyn markale waxaan u kulmi karnaa sidii hore ee caadiga aheed. Kadib mudo dheer oo lagu jiray kala xirnaan iyo kala maqnaasho uu sabab u ahaay caabuqa korona fiirus. Jaaliyada soomaliyeed ee magaalada Fredrikstad waxa aay siineeysaa dhalinyarada, caruurta iyo waalidiinta soomaliyeed fursad aay ugu qeeybgalaan si bilaash ah shaneemada munaasabada ciida darteed. Jaaliyada waxeey bixineeysaa 80 […]

CIIDSIINTA CARUURTA

Dato: 31. juli 2020
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Fredrikstad iyo Sarpsborg

Jaaliyada Fredrikstad waxay farxadda ciida ah la qeybsanaysaa caruurta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Fredrikstad.

Eid Bowling og Laserworld kveld

Startdato: 31. juli 2020
Sluttdato: 1. august 2020
Tid: 00:00 - 00:00
Sted: Torsbekkveien 24, 1722 Sarpsborg
Vi i SVF har gleden av å arrangere Eid Bowling og Laserworld kveld for våre medlemmer. Vi kommer til å dele oss i grupper for å spille noen runder med bowling, etter det skal vi til Laserworld. Det blir kaldt og varmt drikke i lokalet. Også skal vi komme oss til byen for å spise […]