Mer info om vårt nyhet om Korona

Ciidsiinta Caruurta 2024

Dato: 10. april 2024
Tid: 12:00 - 17:00
Sted: Alvimveien 61, 1722 Sarpsborg
Aktivitet

Asc reer Fredrikstad

Markale iyo sanadkaan, Jaaliyadda Fredrikstad waxay qabanaysaa barnaamijka ciidsiinta caruurta iyo dhalinyarada.

Sanadkaan Jaaliyada Fredrikstad waxay ciidsiinaysaa 100 caruur ah, waxay ku ciidi doonaan Svev Trampolinepark, oo ku taalla Sarpsborg.

Svev Trampolinepark waxaa soo codsan kara caruurta da’dooda ay u dhaxeyso 1 illaa 14 jir.

Shuruudaha ka qeybgalayaasha lagu xulanaayo.

  • Inaad degantahay Magaalada Fredrikstad ama magaaloyinka deriska la’ah
  • Inaad medlem /Xubin ka tahay Jaaliyada SVF, bixisayna medlemskap ka-
  • Hadii aadan medlem/xubin ahayn, waxaa kaa jaanis badan qofka medlemka ah.
  • Hadii aadan wali bixin medlemskap ka, waxaan kugu dhiiri gelinaynaa inaad is diiwaan gelisid lana baxdid medlemskap. button ka hoose riix.
  • Sida loosoo kala hor codsaday ayaa loo kala xaq leeyahay.

Waxaan kaa codsaneynaa fariinteena inaad lasii wadaagtid asxaabtaada aan ka warheyn barnaamijkaan ee ka qeyb gali kara.

Hadii aad tahay medlem la baxay medlemskap ka, waxaad iska diiwaan gelisaa xagga sare, bidix. meesha ay ku qoran tahay taariikhda, waqtiga iyo goobta, riix meesha ay ku qoran tahay Isdiiwaan geli Ama waxaad riixdaa bottom ka hoose ee ku qoran Isdiiwaan Geli

Isdiiwaan gelinta waxay ku egtahay maalinta Talaadada ah oo ku beegan 02/04/2024 saacadda kl 18:00
Fadlan waqtiga soo buuxinta waa 7 berri kaliya, hadda soo buuxi, waqti kuuma harsana.

Wixii Su’aal ah kala soo xiriir

  1. Mohamed Cirfe 46724307
  2. Abdirahman Abdulkadir: 91278178

Mahadsanidiin
Jaaliyada Fredrikstad