Mer info om vårt nyhet om Korona

Leksehjelp

Fadlan fariintaan sii gaarsii, waalidiinta ilmahooda u baahan yihiin Leksehjelp

Markale sanadkii labaad, Jaaliyadda Fredrikstad waxay billaabaysaa Leksehjelp caruurta iyo dhalinyarada ah, sanadkii hore waxaa kasoo qayb galay, oo ka faa’ideystay illaa 50 arday, oo u dhaxeeya fasallada shanaad (5’aad) illaa dugsi sare.

Sanadkaan sidoo kale Leksehjelp gii waa sii soconayaa, waxaa bannaan boosas aad u tiro yar, haddii ilmahaaga ay u baahan yihiin Leksehjelp, fadlan soo codso, yaanan lagaa buuxin boosaska bannaan. Sida loosoo kala horeeyay ayaa loo helayaa boosaska bannaan.

Hadii aad qabti wax su’aal ah, lasoo xiriir

Mohamed Cirfe: 46724307
Ahmed Yare: 48187374
Codsiga wuxuu ku egyahay maalinta Axadda ah ee soo socota, oo ku beegan 11.09.2022

Riix bottom ka hoose ee ku qoran (Codsi Leksehjelp) si aad u codsatid.