Mer info om vårt nyhet om Korona

Xasuusin iyo wargelin.

Asc waalidiin.

Fadlan wada akhri qoraalka oo dhan, Mahadsanid

Sidaad la socotaan waxaan lagu jiraa Påskeferie, sidaas darteed helga haan waa fasax leksehjelp ga.

Waxaan ku jirnaa bishii Afaraad Leksehjelp ga, waxaa noo soo dhamaatay sedex bilood. gudiga maamulka Leksehjelp ga waxay qorsheeyeen in imtixaan tijaabo ah laga qaado ardayda oo dhan, fasalka 5 aad illaa 9 aad. si aan u qiimeyno isbedelka ardayda ay sameeyeen muddadaas sedex-da bilood ah.

Macalimiinta waxay soo diyaarin doonaan imtixaan ka kooban sedex maado oo kala ah, (Matte, Naturfag iyo Norsk), imtixaankaas wuxuu dhacayaa Helga ha u horeeya marka laga soo laabto fasaxa, oo ku beegan Axad, 24.04.2022.

Ardayda waa loo sheegay intaysan fasaxa gelin inay soo diyaar garoobaan. fadlan waalid, caruurtaada xasuusi markale, inay usoo diyaar garoobaan imtixaankaas. sidoo kale waxaan rajeenaynaa in maalintaas ilmahaaga aysan ka maqnaan imtixaankaas.

Markale mahadsanidiin. Ramadaan kariim.