OGEYSIIS (norsk tekst i bunn av teksten)
Doorashada Gudigga Jaaliyada Soomalida ee magaalada Fredrikstad
Waxaa la ogeysiinayaa cidii doonayso in ay u adeegto bulshadeena sidoo kalena doonaysa in ay ka mid noqoto gudigga cusub ee jaaliyadda Magaaladda Fredrikstad, inay u soo gudbiso gudigga doorashada arji qoraal ah kaas oo ay ku sheegayso inay ka mid tahay musharixiinta.
Qabashada araajidu waxa ay soconaysaa laga bilaabo 09.09.2022 ilaa 19.09.2022.
Shuruudaha laga doonayo musharaxa waa:
- In da’diisu ka weyn tahay 18 sanno.
- Inuu qaanuunka waddankan Norway uusan ka reebayn inuu u shaqeeyo bulshada..
- Inuu yahay qof aamin ah, akhlaaq fiican sidoo kale dadka isku wadi kara.
- Inuu yahay qof waajibaanka loo xilsaaray gudan kara.
- Inuu luuqada Norwiijigaiyo afsomaliga ku fiican yahay.
- Inuu deganaa magaaladda Fredrikstad ugu yaraan 12-kii bilood ee u dambeeyay
- Hadii aay jirto jago ama xubinimo aad daneeyneeyso ama aad rabto inaad ka qabato jaaliyada fadlan kusoo sheeg emailka.
Fadlan ku dir arjigaaga codsiga emailka gudigga doorashada ee hoos ku qoran:
Gudigga doorashadu waa:
Magaca | Telefon |
Guuleed Maxamuud | 41365521 |
Muxudiin Cumar | 46943754 |
Abdullahi Cilmi | 98465813 |
Cali Dhooley | 40083144 |
Abdifatah Cabdi Mataan (Awaare) | 90993801 |
Cabdiraxman Cali | 48186635 |
FG: Xilliga ay dhacayso doorashadu gadaal ayaa laga soo sheegi doonaa.
Kala xariir halkaan gudiga doorashada hadii aad warbixin dheeri ah rabto valg2022@svfo.no
Gudigga Qabanqaabada Doorashadda
Viktig informasjon om valget av det nye SVF styret
Vi informerer til alle som ønsker å bidra frivillig arbeidet i vårt samfunn og ønsker å være en del av det nye SVF styret til å sende en skriftlig søknad til valgkomiteen.
Fristen til å sende søknaden starter fra 09.09.22 til 19.09.22.
Du kan sende søknaden din til denne mailen valg2022@svfo.no
Her kan du lese om kravene og kriterier til kandidater som stiller til valg.
- Du må da minst være fylt 18 år.
- Du må ha plettfri vandel.
- Du må ha riktig karakter og gode egenskaper, i tillegg du må bygge tillit og skape sterke fellesskap i samfunnet.
- Du må være en person som kan utføre sine oppgaver på en forsvarlig måte.
- Du må ha god språkkunnskaper både somalisk og norsk.
- Du må bodd i Fredrikstad siste 12 måneder.
- Hvis det er et spesiell verv posisjon du ønsker å sitte til det nye styret vennligst nevne dette på mailen.
Navneliste på valgkomiteen.
Navn | Telefon |
Guuleed Maxamuud | 41365521 |
Muxudiin Cumar | 46943754 |
Abdullahi Cilmi | 98465813 |
Cali Dhooley | 40083144 |
Abdifatah Cabdi Mataan (Awaare) | 90993801 |
Cabdiraxman Cali | 48186635 |
Opps! valgdagen får dere beskjed et senere tidspunkt.
Ta kontakt valgkomiteen på mail valg2022@svfo.no for mer informasjon.
Hilsen Valgkomiteen Fredrikstad, 09.09.2022